Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyey gaf uu ku sameeyey madaxbannaanida dalkeenna

28 Jan 2024 (Puntlandes.com) Safiirka Itoobiya u jooga Soomaaliya ayaa raali gelin ka bixiyey gaf uu ku sameeyey madaxbannaanida dalkeenna.

“Waxaan raali galin ka bixinayaa wareysigii aan dhawaan warbaahinta dalkeyga siiyey ma ahayn mid lagu qanci karo, Cafis ayaan weydiisanayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed”.

Danjire Mukhtar Maxmed Waare safiirka Ethiopia ee Soomaaliya ayaa sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa X Space.

Hoos ka akhriso qoraalka Safiirka:

About The Author