Galmudug oo ku guuleysatay koobka maamul goboleedyada dalka & gobolka Banaadir

29 Jan 2024 (Puntlandes.com) Xulka Galmudug ayaa markii ugu horreysay ku guuleystay koobka ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka socday magaalada Muqdisho.

Galmudug ayaa dhiggeeda HirShabeelle kaga adkaatay Gool laag kulanka Final-ka ah. Labada xul ayaa aad isku soo adkeeyay maanta, taasi oo keentay in la aado Penalty, oo markii dambe lagu kala baxay, ayna guushu ku raacday Galmudug.

About The Author