Sawirro: Dekada Garacad oo laga dajiyey qalab lagu dhisayo Dekada Garacad & Wadada Wadaagsan

31 Jan 2024 (Puntlandes.com) Dekada Garacad ayaa waxaa laga dajiyey qalab lagu dhisayo Dekada Garacad iyo Wadada Wadaagsan.

Dekada waxaa la keenay Wiishashka casriga ah ee Konteeranada Dajiya iyo kuwa Bagaashka lagu dajiyo.

Qaybta Wadada ee Shirkada Wadaagsan ayaa Dekada Garacad waxaa uga soo degay Baabuurta Xamuuulka qaada, kuwa Ciida qoda iyo qalab kale oo badan.

Shaqada Dhismaha Dekada Garacad iyo wadada Wadaagsan ayaa si dar dar leh ku socota.

default
default
default

About The Author