Golaha Guurtida & Wakiillada Somaliland oo kaheshiiyey murankii doorashada.
31 Jan 2024 (Puntlandes.com) Golaha Guurtida iyo Wakiillada Somaliland ayaa waxay ka heshiiyeen murankii doorashada ee ka dhashay in doorashadu dhacdo november 2024.
Qodoba lagu heshiiyey ayaa waxaa ugu muhiimsan in 13ka Nov. 2024 ay Somaliland ka dhacaan doorashooyinkii isa saarka ahaa.