Dhagayso: Wasiirka Amnia PL ”Muxiyadiin wuxuu Furinta uga soo baxay nin xil laga qaaday inuu gacan siiyo”
25 jun 2015 (Puntland) Wasiirka Amniga dawlada Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta waraysi siiyey BBC da ayaa u iftiimiyey shacabka Puntland ladaba ISBAARAYSTE ee Muxiyadiin iyo Cabdi Yare iyo dhibka ay Puntland ku hayaan. Wuxuu wasiirkiu si cad u sheegay in markii hore Cabdi Yare xilka laga qaaday kadibna uu Muxiyadiin ciidamadii uu kala soo baxay Furinta Galgala isagoo u hiilinayey nínkaas xilka laga qaaday.
Wasiirka ayaa iswaydiiyey ”Sidee Mushahaar loo siiyaa Ciidan aan dawlada ka amar qaadan” mar la waydiiyey Muxiyadiin iyo Cabdi Yare oo ku dooday inay u gadoodeen Ciimadadooda oo xaqoodii ka maqan yahay
Dhagaydso Wasiir Qarjab
Puntlandes.com