Baarlamanka Soomaaliya oo berri gudagalaya wax kabeddelka Dastuurka dalka
11 Feb 2024 (Puntlandes.com) Baarlamanka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah oo ku beegan 12 feb. 2024ak gudagalaya wax kabeddelka dastuurka dalka, iyadoo ay weli diiddan yihiin siyaasiyiinta mucaaridka iyo Puntland.
Fariin loo diray Xildhibaanada ayey ku caddahay in loo qaybinayo nuqulka wax kabedelka Dastuurka iyo Jadwalka doodda, hoos ka akhriso fariinta.