Muuqaal: MD Xasan Sheekh oo sheegay inuu Safar shaqo oo muhiim u ah danaha qaran ee Soomaaliya oo uu ku tagayo Itoobiya

15 Feb  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo oo uu shalay gaaray ayaa intuusan Muqdisho ku noqon ka hadlay:

1. Safar shaqo oo muhiim u ah danaha qaran ee Soomaaliya oo uu ku tagayo dalka Itoobiya.

2. Qorshaha dowladda ee dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo saamaynta taban ee ka dhalatay fatahaadihii Roobkii Elino ee ka da’ay deegaanada Jubaland.

About The Author