Akhriso warmurtiyeedka ka soo baxay wasiirada awqaafta & arrimaha Diinta ee DFS & dowlad goboleedyada dalka
25 Feb 2024 (Puntlandes.com) Wasiirada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa waxay soo saareen warmurtiyeedka, iyagoo 8 qodob ka soo saaray xaalka dalka.
Qodoba ayaa waxa ka mid ah Xajka, Waxbarashada iyo arrimo kale oo ku saabsan diinta, waxaan xusid mudan inaysan Puntland ka qaybgelin.