Dhagayso: Gudoomiyaha G Mudug ”Xasan waxaan kuu balan qaadayaa inaad Fiiso aad ku soo gasho Puntland”
29 jun 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdulqaadir shire ayaa mar uu ka hadlayey Banaanbixii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaa uu yiri mar uu la hadlayey madaxweynaha DFS Xasan ”Xasan waxaan leeyahay waxaa BALLAN ah inaad Puntland FIISO ku soo gasho, waliba inaad raadiso oo aad dhib ku hesho ayaa balan ah”
Gudoomiye shire ayaa waxa uu u diray fariin dawlada Puntland isagoo ka codsaday inay fuliyaan rabitaanka shacabka reer Puntland ayna ka tashato DFS Xamr
Deegaano kale oo ka tirsan Puntland ayaa dibad baxyada caynkan oo kale ah ka dhacyaan kuwaas oo looga soo horjeedo hagardaamaynta Puntland ee dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay wado mudadaan.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Dhegayso
Puntlandes.com