Dhageyso: Guddigii arrimaha Qarxis oo sheegay inay is afgarad ka gaareen
1 july 2015 (Puntlandes) Guddigii gobolka Nugaal ee ku hawlanaa arrinta Qarxis ayaa sheegay inay wax badan uga qabsoomeen arrimihii nabada ee ay ku joogaan tuulada Qarxis.
Nabadoon Abshir Caydiid oo kamid ah guddiga ayaa sheegay inay is afgarad ku dhameeyeen arrimaha ka taagan Qarxis halkaas oo ay ku wada sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwo Gen. Muxyadiin Axmed Muuse.
Dhageyso wareysiga Abshir
Puntlandes.com