Daawo Video: Jawaari hadal sir ah oo ku saabsan cadaawada uu Puntland u hayo
2 july 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Baarlamaanka Xasan Sheekh Jawaari ayaa mar uu tagay magaalada baydhabo waxaa laga duubay isagoo reer Baydhabo been u sheegaya sii uu ugu diro shacabka iyo dawladda Puntland oo si wanaagsan usoo dhaweeyey dadka ka soo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle oo laga soo qixiyey guryahoodii.
Waxaa wax lala yaabo ah inuu Jawaari kuwii dadkiisa soo Qaxiyey uu amaanayo halka kuwii soo dhaweeyey dadkiisana uu xumaan iyo nacayb ka fidinayo.
Puntlandes.com