Sawiro: Bannaanbax looga soo horjeedo DFS iyo shirka ay Cadaado ka wado oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Bari

2 july 2015 (Puntlandes) Bannaanbaxyadii looga soo horjeeday madaxda DFS iyo shir ku sheega ay ka wadaan Degmada Cadaado ayna ku sheegteen dhulka Puntland ayaa sii socda iyadoo uu banaanbax ka dhacay degmada Iskudhuban iyo deegaanka Dharoor oo ka tirsan Gobolka Bari.

Bannaanbaxayaasha ayaa gubay Sawirka Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh, Guddoomiyaha Baarlamanka Jawaari iyo Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay,waxayna ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah DFS iyo mr Kay

Shacabka Puntland ayaa muujiyey dareenkooda ku aadan Cadawtinimda ay Xasan Sheekh iyo Jawaari u hayaan Puntland. Waxayna cod dheer ku diideen inaan dhulkooda la sheegan karin ayna tani tahay colaad hor leh oo la doonaya inay Soomaaliya cagaha la gasho.
166

166a

166b

166c

166d

166e

166f

166g
Puntlandes.com
 

About The Author