Muuqaal: Maxkamadda gobolka Banaadir oo dambi kuwaysay agaasimime hore Kofi & madax kale

25 May 2024 (Puntlandes.com) Agaasimayaashii hore ee hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo agaasimihii canshuuraha berriga ee wasaaradda Maaliyadda ayaa lagu waayey wax dembi ah, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir.

Madaxda dambiga ay Maxkamadu ku waysay ayaa waxaa ka mid ah Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo ahaa agaasi mihii hore ee Hay´adda Socdaalka iyo jinsiyadda.

About The Author