DFS oo markuu u horaysay sheegatay inay howlgal millateri ka fulisey Puntland!

26 May 2024 (Puntlandes.com) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in ay howlgal millateri ka fulisey buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag kaasi oo ka dhan ah Alshabaab.

DFS ayaa sheegtay inay in ka badan 20 Alshabaab ah oo ay ku jiraan saddex horjooge ay ku dishay weerarkaas ay sida ay sheegtay la kaashatay saaxiibada caalamka.

Waa markii u horaysay oo DFS ay sheegato inay hawlgal ka fulisay Puntlanfd intii ay jirtay, Dawladda Puntland ayaana wali ka hadal sheegashada howlgalkaan ee DFS.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka

About The Author