Muuqaal: Wasiir Maxamed Faroole “Anigu waxan Xukuumada ugu jiraa wixi Garowe ama Nugaal dan u ah inaan kala shaqeeyo”

26 May 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Deegaanka dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in loo baahan in lagu celiyo diiwaangelintii horay loo sameeyey ee sadexdii degmo Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan.

Wasiir Maxamed Faroole “Anigu waxan Xukuumada ugu jiraa wixi Garowe/Nugaal dan u ah inaan kala shaqeeyo”

Wasiir Maxamed Faroole: “Wasaaradda Arrimaha-gudaha, iyadu ma go’aamin karto dimuqraadiyadda qaabkeeda, waxa go’aamin kara xisbiyada. Madaxweyne Deni aniga oo ka xisbi duwan ayuu Wasiir iga dhigey waana uga mahadcelinayaa.”

About The Author