Dawladda Puntland oo beenisay warkii ay DFS ku sheegtay in ay howlgal millateri ka fulisey Puntland

27 May 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland oo beenisay warkii ay DFS ku sheegtay in ay howlgal millateri ka fulisey buuraleyda Calmadow ee gobolka Sanaag kaasi oo ka dhan ah Alshabaab.

Markii ugu horaysay ayey sjhalay DFS sheegatay inay hawlgal ka fulisay Puntland intii ay jirtay, Dawladda Puntland ayaana wali ka hadal sheegashada howlgalkaan ee DFS, halkaan ka akhriso.

About The Author