Sawirro: Madaxweynee Axmed Madoobe oo Xarunta Madaxtooyada ku martiqaaday Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

06 June  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada ku martiqaaday Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdigiisa booqashada shaqo ku jooga Jubaland.

Madaxweynaha sheegay in ay Jubaland soo dhaweynayso qabsoomida shirka banbaxa kulamada Guddiga joogtada oo looga hadli doono dejinta jadwalka kalfadhiga shanaad ee Golaha Shacabka.

About The Author