Wasiirka Xannaada Xoolaha & Daaqa Puntland oo magacaabay Guddiga Doorashadda Ururka PULPA iyo Vet Boardka

10 June  2024 (Puntlandes.com) Wasiirka wasaaradda Xannaada Xoolaha & Daaqa dawladda Puntland Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux ayaa magacaabay Guddiga Doorashadda Ururka PULPA iyo Vet Boardka.

Wasiirka Ayaa dardargalin iyo dib u habayn kala duwan kuwada dhamaan Qaybaha kale duwan ee wasaaradda si loo gaaro Qorshaha Hormarineed ee u Dagan.

About The Author