Sawirro: Ciidanka Booliska Puntland oo loo xiray Tababar ku saabsan ka hortagga tacadiyada ay la kulmaan dadka nugulka ah iyo xoojinta Hay,adaha amniga iyo cadaaladda

20 June  2024 (Puntlandes.com) Ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska DPL ahna Taliye ku xigeenka 1aad ee Ciidanka booliska S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaan xiray Tababar ku saabsan,ka hortagga tacadiyada ay la kulmaan dadka nugulka ah iyo xoojinta Hay,adaha amniga iyo cadaaladda.

Shirka waxaa ka qayb-galay Saraakiil ka kala socotay sagaalka qaybood ee ciidanka booliska Puntland,waxaana tababarka bixinayay Saraakiil katirsan ciidanka booliska Dalka Swedan iyo Hay’adda (FBA)Swedan,

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Puntland S/guuto Caydiid Axmed Nuur ayaa umahadceliyay Tabarayaasha Isagoo faray saraakiisha in cilmiga labaray ay bulshadooda uga faa’iideeyaan.

About The Author