Muuqaalo: Khudabdihii MD Xasan Sheekh & RW Xamse ee 26ka June
![](http://www.puntlandes.com/wp-content/uploads/2024/06/1a1bb8-1024x683.jpg)
26 June 2024 (Puntlandes.com) Khudabdihii ay xalay ka jeediyeen madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo Ra´iisul wasaarihiisa Xamse cabdi Barre ee munaasabadda xuska 26ka June 2024ka.
Halkana ka daawo RW Xamse