Sawirro: Madaxweynaha Jabuuti oo si diiran kuu qaabilay Madaxweynaha SSC-Khaatumo

08 July 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si diiran ugu qaabilay qasriga dalkaas madaxweynaha SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Foirdhiye oo booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi.

Firdhiye iyo Geelle ayaa ka wada hadlay arimaha maamulka Khaatumo iyo guud ahaan gobolka, sidoo kale Firdhiye ayaa la kulmay madaxda IGAD.

About The Author