Sawirro: Hogaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay Madaxda ugu Saraysay urur Goboleedka IGAD.

08 July 2024 (Puntlandes.com) Hogaamiyaha Mamaulka SSC-Khaatumo Mudane Abdiqadir Ahmed Awcali ayaa la kulmay Madaxda ugu Saraysay urur Goboleedka IGAD.

IGAD ayaa waxay sheegeen in Hogaamiyaha ay kawada hadalneen khilaafka Khaatumo iyo Somaliland, gaar ahaan maxaabiista dagaalka daryeelkooda iyo doorka ay IGAD ka ciyaari karto, iyadoo adeegsanayna Golaha Shakhsiyaadka IGAD iyo qaababka kale ee fududaynta sii dayntooda.

About The Author