Muuqaal-sawirro: Hadaljeedinadii Musharax Madaxweynaha Waddani Cirro oo ku soo dhaweeyey hoygiisa Haweenka & Dhalinyarada Gobolka Gabiley.

10 July 2024 (Puntlandes.com) Murashaxa Madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Cirro Oo Weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaji Cali Xasan Iyo Xubno Ka Mid Ah Hogaanka Xisbiga Iyo Xildhibaano Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Si Meeqaam Sare Ugu Soo Dhaweeyey Hoyga Murashaxu Daganyahay Haweenka Iyo Dhalinyarada Gobolka Gabiley Ka Soo Jeeda Kuwaas Ku Soo Biiray Xisbiga Waddani

Taageerayaasha Xoogan Ee Codbixiyayaasha Ah Ayaa Sheegay In Bisha 13 Nov 2024 Ay Fartooda Ku Dooran Doonaan Murashaxa Madaxweyne Cirro Iyo Xisbigaba tareenka isbadalka Waddani Qayb Weyn Ka Qaadan Doonaan.

About The Author