Sawirro: Islaan Bashiir oo Garowe lagu sagoontiyey

13 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka wasaaradda Xannaada Xoolaha & Daaqa dawladda Puntland Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux, Senator Gaagaab, Xildhibaan Yaasiin Taakilo, Agaasime Cabdifataax, Gudoomiyaha Degmada Bursaalax Maxamed Saleebaan, madax kale, siyaasiyiin iyo waxgarad ayaa Garowe ku sagoontiyey Islaanka Beesha Cumar Maxamuud Islaan Bashiir Islaan Cabdille Islaan Faarax.

Islaanka oo Garowe ku sugnaa shirar gaar ahna kula yerelanayey madaxda iyo waxgaradka Beesha ayaa maanta safar dibadda ah u baxay.

About The Author