Muuqaal: Wasiir kuxigeenka Caafimaadka DFS Xil Dr Maxamed Xasan Bulaale ”Somaliland waxan leeyahay Xil Maxamed Abiib Cid taaban kartaana malahan”

17 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr Maxamed Xasan Bulaale ayaa isagoo saxaafadda kula hadlay Muqdisho wuxuu si ba´an u difaacay Xildhibaan Maxamed Abiib Cid oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, isagoo sheegay inaysan jirin cid taaban kartaana.

“Somaliland waxaan leeyahay Gobolka Awdal iyagaa soo dirsaday Xildhibaan Maxamed Abiib matalaad ayuu ku joogaa cid taaban kartaana malahan” waxaa yiri Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Xil Dr Maxamed Xasan Bulaale

About The Author