Sawirro: Wasiirka Amniga DFS oo gaaray Caabudwaaq, lana kulmay…

18 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Amniga DFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Caabudwaaq, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wasiirka oo inta uu joogo deegaanka waxa uu kulamo la qaadan doonaa maamulka iyo qeybaha bulshada deegaanka ayaa kulan la yeeshay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed.

About The Author