Muuqaal: Macalin Maxamuud Sheikh Xassan ”Ummadda wax aan mas´uul unoqon karin hadii loo djhiibo waxaa ka imaanaysa Masiibo” (madaxda DFS)

19 July 2024 (Puntlandes.com) Macalin Maxamuud Sheikh Xassan ayaa sheegay inay mas´uuliyad darro ka timid dawladda Federaalka ay ahayd Hubkii waqooyiga gobolka Galgaduud ciidan NISA u soo galbiyeen kadibna shacab boobeeb.

Macalin Maxamuud ayaa yiri “haday jirto dad inta duulay xoolo dowladeed Xoog kusoo qaatey in lagu duulo ma diidanin, laakiin dad la leeyahay waxaani (Hubka) meel uu ka yimid lama yaqaan, cadaw beyna gacantiisa kasoo bexeen, maxay u qaateen oo u heestaan in la dhaho, wax aan qaadan karno ma’ahan”

Macalin Maxamuud ayaa ku sii daray “waxaan leeyahay war ummadda wax aan mas´uul noqo n karin haddii loo dhiibo waxaa ka imaanaysa masiibo……”

About The Author