Ciidanka booliska Puntland ”ma qaban Karto doorasho cid aan ahayn gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Puntland (PEC)”

19 July 2024 (Puntlandes.com) Ciidanka booliska dawladda Puntland ayaama qaban Karto doorasho nooc kasta ay tahay cid aan ahayn gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Puntland (PEC)”

Ciidanka booliska Puntland ”nagoo gudaneyna waajibaadka guud ee ka saaran taliska ciidanka booliska dowladda Puntland amniga doorashooyinka iyo xasiloonida Bulshada, in aysan qaban Karin doorasho nooc kasta ay tahay cid aan ahayn gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Puntland(PEC)”

Lama garanayo sababta ay Ciidanka boolisku usoo saareen qoraalkaan, waxay heleen warar sheegaya inay jirto cid aan ahayn PEC oo ku hawlan qabashada doorasho ka dhacda Puntlan?

About The Author