Madaxweynaha Puntland oo Maxamed Dhabancad u magacaabay Wakiilka Arrimaha Siyaasadda & Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Punland

20 July 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland ayaa Wasiirkiisii hore ee Maaliyadda Maxamed Dhabancad u magacaabay Wakiilka Arrimaha Siyaasadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Punland.

Muddo xileedkii hore ee xukuumadda Deni Dhabncad marnaba ma xil la’aan, maadama uu yahay saaxiibka dhow ee madaxweynaha.

Xilkaan cusubi waxa uu Dhabancad Puntland u noqonayaa Wasiirka Arrimaha dibedda oo dadban.

Puntlandes.com

About The Author