Madaxweynaha Puntland oo Carshe Maxamed Siciid u magacaabay Wakiilka Arrimaha Ganacsiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Puntland

20 July 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland ayaa Wasiirkiisii hore ee Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Carshe Maxamed Siciid u magacaabay Wakiilka Arrimaha Ganacsiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Puntland.

Xilkaan cusubi waxa uu Carshe Puntland u noqonayaa Wasiirka Arrimaha Ganacasi iyo dhawr wasaaradood oo ka mas´uul ah horumarinta Dhaqaalaha.

Puntlandes.com

About The Author