Muuqaal: Senator Muse Suudi Yalaxoow oo dhaliili jiran MD Farmaajo iminkana leh lama dhaliili MD Xasan Sheekh

21 July 2024 (Puntlandes.com) Senator Muse Suudi Yalaxoow oo dhaliili jiran madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo mudadii uu xilka hayey gaarsiiyeyna inuu abaabulo Ciidamo la dagaala dawladaas ayaa iminkana leh lama dhaliili karo talana lama siin karo madaxweyne Xasan Sheekh.

Yalaxoow ayaa waxaa lagu xasuustaa xiligii Farmaajo Ciidamadii uu ku uruuriyey Marinaayo iyo Geelii uu ku Qali jiray isagoo oran jiray 1991 aa loo laabahaa!!!

About The Author