Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo fadhi deg deg ah ugu yeeray Golaha

22 July 2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Yaasiin Xaaji Faratoon ayaa fadhi aan caadi aheyn oo deg deg ah ugu yeeray Golaha Wakiilada, si looga doodo Maamus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib oo ay Madaxtooyadu doonayso in la xiro si loogu maxkamadeeyo dambiyo au u haysato.

Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa iminka Boorama kusugan waxaana fadhiga uu iclaamiyey Faratoon khamiista oo ay 25-ka bishaani tahay.

About The Author