Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la qaatay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka

22 July 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo laga soo bilaabo 16kii bishaan ku sugnaa Muqdisho arimaha Hubkii waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa la kulmay safiirka cusub ee Dowladda Mareykanka Richard H. Riley.

Maalintii uu yimid ayaa Qoorqoor la kulmay siihayaha isagoo waxbixin ka siiyey cida ka dambaysay inay dalka soo geliyaan Hubkaas.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, midda Galmudug, taageerada Mareykanka iyo dagaalka ka dhanka argagaxisada.

Puntlandes.com

About The Author