DFS oo waji kale u yeeshay fadeexadii hubka Caabudwaaq

22 July 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaaliya qoraal ay soo saartay ayaa lagu sheegay in hubkii Caabudwaaq ay ka danbeysay Dowladda Ethiopia, dalkana ay si sharci darro ah kusoo galisay.

Dowladda Ethiopia ayaa loogu baaqay iney joojiso fara-gelinta ay ku heyso dalka Somaaliya iyo hubka sharci-daradda ah ay soo galineyso.

Dowladda ayaa laba war ay horey usoo saartay kusheegtay in hubkaasi gabacsato Somaaliyeed ay lahaayeen.

About The Author