Sawirrda Doorashooyinka Puntland ee sadexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan

23 July 2024 (Puntlandes.com) Saaka aroortii hore ayaa waxa si toos ah ubilaamatay Doorashooyinka Puntland ee saddexda degmo ee Garowe, Dangorayo iyo Godobjiiraan oo ay shacabkii Isdiiwaangeliyey ay codkooda ku dooranayaan Golayaasha deegaanka ee degmooyinkaas.

Korjoogto caalamiga iyo kuwo Soomaaliyeed ayaa booqday qeybo ka mid ah seejooyinka cod bixintu ka socoto.

About The Author