Wasiirka Arrimaha Gudaha puntland oo u hambalyeeyey goleyaasha deegaanka 3-da degmo ee la doortay

24 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Arrimaha Gudaha puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa u hambalyeeyey goleyaasha deegaanka 3-da degmo ee la doortay.

Wasiir Juxaa ayaa qoraal ku yiri “Waxaan u Hambalyeynayaa Xildhibaanada kusoo baxay Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka, shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo ay arrintani u tahay yididilo ku dayasho mudan.

About The Author