Beesha Caalamka oo tahniyadeysey Doorashada Deegaanka ee Garowe, Dangorayo & Godojiraan

24 July 2024 (Puntlandes.com) Beesha Caalamka ayaa tahniyadeysey Doorashada Deegaanka Garoowe, Dangorayo iyo Godojiraan ee Puntland, waxayna sheegeen in ay Waaya aragnimada PL ay gaarsiinayso Soomaaliya in loo hayaamiyo Jidka is doorashada, iyadoo khibradan la dheeganayo.

Dhanka kale Madaxda Dowladda Federaalka, marka laga reebo Wasiirka Waxbarashada, Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo “wax-ku-dayasho” mudan ku tilmaamay doorashooyinka Puntland.

About The Author