Xil Mustaf Dhuxulow “Dhaqanka ah Media laxiraayo,Doorasho dowlad goboleedyada la diidan yahay haddaad aragtaan calamadahaas waxaa iska leh Afwerki”

24 July 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaan Mustaf Sheekh Dhuxulow oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya.

Xildhibaan Mustaf Dhuxlow ayaa sheegay in dalka uu hadda ku socdo waddadii lagu yaqaanay kaligii talisnimada, isaga oo sheegay dhammaan laga arki karo tallaabooyinka ay qaaday dowladda, sida uu hadalka u dhigay.

Dhuxulow ayaa shaaca ka qaaday in dalka la keenay fikirkii madaxweynaha dalka Eritrea oo kale ee kalitalisnimada, wuxuuna tilmaamay inay ka digayaan.

About The Author