Itoobiya oo ka jawaabtay eedeyntii DFS ee kuwajahnayd hubkii lagu qabtay Caabduwaaq

26 July 2024 (Puntlandes.com) Itoobiya ayaa ka jawaabtay eedeyntii DFS ee kuwajahnayd hubkii lagu qabtay Caabduwaaq, waxaana ay sheegtay in hubkii uusan dhankeeda ka imaaneyn.

Eedeynta DFS ayay Itoobiya ku sheegtay mid aan sal iyo raad laheyn oo been abuur ah, waxaana tilmaamtay Addis Ababa in loo baahan yahay, xakameynta iyo ka hortagida qulqulka hubka oo laga yeesho siyaasad wadajir ah.

Hoos ka akhriso soomaali ama Ingiriis:

About The Author