RW Xamse oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada

27 July 2024 (Puntlandes.com) Ra’iisul Wasaaraha DFS Xamse Cabdi Barre oo tixgeliyay amarka Madaxweynaha JSF, ayaa waxa uu magacaabay xubnaha wasiirrada ee hoos ku xusan:

  1. Sereeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqul Insaanka.
  2. Cumar Cali Cabdi – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga.
  3. Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta.
  4. Maxamuud Cabdiqaadir Xaaji (Jeego) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha.

About The Author