Sawirro:  Wasiirka Xannaada Xoolaha Puntland oo xarigga ka jaray Kaydadka calafka xoolaha ee jibagalle iyo 22 naad.

 28 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka wasaaradda Xannaada Xoolaha & Daaqa dawladda Puntland Cumar Cabdisamad Yuusuf Dhuux ayaa xarigga ka jaray Kaydadka calafka xoolaha ee jibagalle iyo 22 naad.

Wasiirka ayaa ku Wareejiyey furyaasha dadkii Xoolo Dhaqato beeraleyda ahaa ee loo dhisay Kaydadkaan.

Sidoo kale waxa uu Kula dardaarmay inay uga faaiidaystaan sida ugu haboon ee loogu talo-galay.

Ugu danbayn waxa uu u mahadceliyey hay’adda FOA oo mashruucaan fulintiisa ka caawisay Wasaaradda.

About The Author