Muuqaal: Xil C/raxman Cabdow oo kahadlay Hubkii CW, Xildhibaanada oo loo diido Xafiiska Madaxweynaha & dooarshadii Puntland

29 July 2024 (Puntlandes.com) Xildhbaan C/raxman Cabdow oo hadal ka jeediyey Golaga Shacabka ayaa ka hadlay Hubkii Caabudwaaq lagu qabtay, Xildhibaanada BJFS oo aan tagi karin Xafiiska Madaxweynaha & dooarashadii Puntland.

Xildhibaanka ayaa u hambalyeey dawladda iyo shacabka Puntland doorashadii dhawaan ka dhacday, wuxuuna sheegay diidmada uu madaxweynuhu diiday waxay muujinaysaa inuusan soo wadin doorasho qof iyo cod ah.

About The Author