Muuqaal: Wasiir Cali Xoosh ”Doorashadii 3dii degmo ee aan ka soo jeeday, DFS way la xiriirtay Xisbiyada laakiin way jirtaa meelo aanu la xiriirin”

29 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Arimaha Gudaha dawladda Federaalka Soomaaliya Cali Xoosh ayaa sheegay doorashadii Puntland ka dhacay inay si gaar aha uga dhacday sadex degmo oo uu ka soo jeedo uuna la xiriiray madaxda dhaqanka iyo Xisbiyada laakiin uusan la xiriirin dawladda Puntland.

Wasiir Cali Xoosh ayaa yiri ”Doorashadii 3dii degmo ee aan ka soo jeeday, DFS way la xiriirtay Xisbiyada laakiin way jirtaa meelo aanu la xiriirin”

About The Author