Muuqaal: MD Axmed Madoobe oo dhaliilay qaabkii uu MD Xasan Sheekh dagaalka Alshaab kugalay, sida….

30 July 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ku weheliyey Ra´iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo booqday Ciidankii BuulaXaaji casharka u dhigay Alshabaab ayaa dhaliil xoogan u jeediyey qaabkii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh dagaalka Alshaab kugalay.

Axmed Madoobe ayaa sheegay inay Ciidanka u horseedo guuldarro haddii madax kala duwan amarka siiyaan, haddii Macawisleey iyo Ciidan la wada dagaalgeliyo, haddii madax kale duwan Ciidanka booqasho igu sawir ah ugu tagaan.

About The Author