Muuqal: Hadaljeedintii RW Xamse oo booqday Ciidankii xoreeyey Buula Xaaji

30 July 2024 (Puntlandes.com) Ra´iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday Ciidankii Jubaland ee dharbaaxadda ku dhuftay ama jabiyey Alshabaab deegaanka BuulaXaaji.

RW Xamse ayaa Ciidanka BuulaXaaj u balanqaaday inuu Bil mushahaarkeed siinayo, taas oo aan ahayn wax dhiirigelin ah ee ah Xuquuq ka maqnayd oo bil ka mid ah la siiyey.

About The Author