Sawirro: PEC oo ku wareejisay Maxkamada Sare ee Puntland Natiijada & liisaskii xildhibaanadii kusoo baxay Doorashadii 3da degmo

31 July 2024 (Puntlandes.com) Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Axmed Maxamuud Cumar oo u weheliyo Xoghayaha guud ee PEC Asad Axmed ayaa maanta ku wareejiyay Guddoomiye KX Maxkamada Sare ee Puntland AVV. Axmed Sheekh Cumar, Natiijada iyo liisaskii xildhibaanadii kusoo baxay Doorashadii qof iyo codka ahayd ee saddexda degmo ka dhacday 23-kii July 2024.

Sida Xeerka doorashada iyo dastuurka Puntland dhigaayo Maxkamadda sare ayaa awood u leh ansixinta Kama danbaysta ah iyo qadadida dacwoyinka doorashada.

About The Author