Muuqaal: Garaad Jaamac Garaad Cali “Somalia maanta hadaad rabto inaad ku noolaato waa in tolkaa urursan yahay“

04 Aug 2024 (Puntlandes.com) Waxa magaalada Bosaso ee xarunta Ganacsiga dawladda Puntland gaaray Isimo SSC-Khaatumo ah oo uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali, iyagoo deegaanada Hartiga Puntland ku maraya safar mahadnaq ah.

Garaad Jaamac Garaad Cali oo munaasad Bosaso ka dhacday ka hadlay ayaa yiri “Somalia maanta hadaad rabto inaad kunoolaato waa in tolkaa urursan yahay“

About The Author