Muuqaal: Garaad Jaamac Garaaad Cali “Nasabnimadu Ma aha Dal & deegaan aadan lahayn aad tiraahdo Gaal baa isiiyey”

06 Aug 2024 (Puntlandes.com) Garaad Jaamac Garaaad Cali oo ka hadlay munaasabad lagu soo dhawaynayey magaalada Boaso ayaa waxa uu faahfaahiyey waxa “nasabtinimo” tahay.

Garaad Jaamac Garaaad Cali ayaa yiri “Nasabnimadu Ma aha Dal & deegaan aadan lahayn aad tiraahdo Gaal baa isiiyey,…Nasabnimadu ma ahn in la yiraahdo Soomaali xabashi baan ka jeclahay”

About The Author