Howlgalka cusub ee ciidamada Nabad ilaalinta Soomaaliya, AUSSOM & Masar oo ka mid noqonaysa!

07 Aug 2024 (Puntlandes.com) War-murtiyeed ka soo baxay Midawga Africa ayaa lagu sheegay in Hawlgalkan cusub ee Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasillinta lagu magacaabo (AUSSM- African Union Support and Stabilization Mission).

Midowga Afrika ayaa war-mutiyeedka ku sheegay in Masar iyo Jabuuti ay codsadeen inay qayb ka noqdaan ciidamad loo soo dirayo Soomaaliya ee AUSSM, waa markii u horaysay oo dalka Masar Ciidan usoo dirayo Soomaaliya taas oo carqalad ku ah amniga iyo dawladnimada Soomaaliya maadaama tartan iyo khilaaf uu kala dagxeeyo Itoobiya oo deris la ah Soomaaliya.

About The Author