Sawirro: Madaxweynaha & wafdigiisii oo kulan kuyeeshay Gaalkacyo

07 Aug 2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdiga la socda oo ay qeyb ka yihiin Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Maxamuud Ciise Awoowe iyo xubno isugu jira Goleyaasha Dowladda, ayaa yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kaasi oo looga hadlay warbixinta safarkii Madaxweynaha iyo Wafdiga ee Gobollada Mudug iyo Nugaal.

Kulanka waxaa si gaar ah looga hadlay xaalada Gobolka Mudug iyadoo la qorsheeyay shaqooyinka hortebinta u leh ee laga qabnayo Gobolka Mudug mudada booqashada lagu jiro.

About The Author